sodhawant: Ardayda Dugsiga sare ee kamil esse secondary school

 ardaydii sanadka dhamaystay dugsare ee Kamil esse secondary school  ayaa loo qabtay xaflad sagootin ah waxaana kasoo qayb galay gudoomiyaha jaamacada timacade faraceeda magaalada wajale

sacad muuse omar

waxaanu balanqaad iyo dhiiri galin usameeyay ardayda iyo maamulka schoolka 

oo iyaguna dhankooda si diiran usoo dhaweeyay balanqaadka gudoomiyaha




Post a Comment

أحدث أقدم
walaal kusoo dhawaw Jaamacada Timacade faraceeda wajale? WhatsApp nagalasoo xariir
...
Halkaan riix whatsApp...